10-ka Laacib Ee Ugu Mushaharka Badan Qaarada Yurub Oo La Soo Saaray yaa Ku Jira 1-aaad

Musharada xiddigaha kubada cagta ayaa inta badan ah hadal haynta taageerayaasha kubada cagta iyo lacagta ay helaan xiddigaha tayada leh ee kubada cagta.

Todobaadkan wargayska dalka France ee L’Equipe ayaa shaaca ka qaaday 10-ka xiddig ee ugu mushaharka badan qaarada byurub.

5 ka mid ah waxa ay ka ciyaaraan horyaalka La Liga halka xiddigaha kale ka ciyaaraan horyaalada Premier League, Ligue 1 iyo Serie A-da.

Hadaba halkan hoose kaga bogo 10-ka xiddig ee mushaharka ugu badan ka qaata yurub bishii:

1=Lionel Messi (£7.27m)
2=Cristiano Ronaldo (£4.11m)
3=Antoine Griezmann (£2.89m)
4=Neymar (£2.68m)
5=Luis Suarez (£2.54m)
6=Gareth Bale (£2.19m)
7=Philippe Coutinho (£2.01m)
8=Alexis Sanchez (£2m)
9=Kylian Mbappe (£1.51m)
10=Mesut Ozil (£1.4m)