10-ka Xiddig ee ugu wanaagsanaa kubada cagta ee qaarada yurub

Khabiirada kubadda cagta ee CIES Football Observatory ayaa kormeeray kulan kasta oo ka mid ah shanta horyaal ee ugu waawayn qaarada Yurub – Serie A, Bundesliga, Ligue 1 Premier League, La Liga,, waxaana ay ku soo bandhigeen qaab cayaareedka xiddigaha shakhsiga ah, iyagoo siinaya celcelis ahaan boqolkiiba 100.

Waxaa loo qoraa Dhibco xiddig walba iyadoo loo eegayo farsamooyinka cayaartoyda kulan kasta.

1-Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – 91.6 %

2-Lionel Messi (Barcelona) – 91.1 %

3-Joshua Kimmich (Bayern Munich) – 90.4 %

4-Memphis Depay (Lyon) – 90.2 %

5-Marcelo Guedes (Lyon) – 89.9 %

6-David Silva (Manchester City) – 89.3 %

7-Kevin De Bruyne (Manchester City) – 88.8 %

8-Paulo Dybala (Juventus) – 87.7

9-Thomas Muller (Bayern Munich) – 87.4 %

10-Mats Hummels (Bayern Munich) – 87.3 %