100-Xiddig Ee U Tartami Doona Abaalmarinta Golden Boy Oo La Soo Saaray

Wargayska ka soo baxa dalka talyaaniga ee Tuttosport ayaa soo saartay Liiska xiddigaha ku tartami doona abaalmarinta da,yarka ugu fiican sanadka ee Golden Boy.

Liiska ayay ku soo bexeen xiddigaha ka yar 21 jirka ee qaab ciyaareedka  ayaa soo bandhigay sanadka 2019 kuwaas oo ku tartami doona da,yarka ugu fiican sanadkan

Daafaca kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt oo abaalmarinta ku guulaystay sanadkii 2018 ayaa mar kale fursad u haysta in uu ku guulaysto abaalmarinta maadama uu wali 19 jir yahay.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Golden Boy 2019.

  1. Joao Felix (Benfica),
  2. Diogo Dalot (Manchester United),
  3. Gianluigi Donnarumma (AC Milan),
  4. Kai Havertz (Bayer Leverkusen),
  5. Alexander Isak (Real Sociedad),
  6. Moise Kean (Juventus),
  7. Diego Lainez (Real Betis),
  8. Kang-in Lee (Valencia),
  9. Nehuen Perez (Atletico Madrid),
  10. Jadon Sancho (Borussia Dortmund)
  11. Nicolo Zaniolo (Roma)
  12. Vinicius Junior (Real Madrid)
  13. Brahim Diaz (Real Madrid
  14. Andriy Lunin (Real Madrid)
  15. Rodrygo Goes (Real Madrid)
  16. Angel Gomes (Manchester United)
  17. Keanan Bennetts (Borussia Monchengladbach)
  18. Rhian Brewster (Liverpool)
  19. Phil Foden (Manchester City)
  20. Morgan Gibbs-White (Wolverhampton Wanderers)
  21. Charlie Gilmour (Arsenal)
  22. Callum Hudson-Odoi (Chelsea)
  23. Mason Mount (Chelsea)
  24. Reiss Nelson (Arsenal)
  25. Eddie Nketiah (Arsenal)
  26. Tashan Oakley-Boothe (Tottenham Hotspur)
  27. Oliver Skipp (Tottenham Hotspur)
  28. Dujon Sterling (Chelsea)
  29. Joe Willock (Arsenal)

Halkan Sawirka Kaga Bogo Xiddigaha Kale Ee U Tartamaya Abaalmarinta