7-da Cayaaryahan ee Sigaarka looga maara waayey kuwaas oo Xiddigo caan ah kujiran

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 7 da Cayaaryahaan ee looga maara waayey Cabista sigaarka kuwaas oo ay kujiraan Xiddigo caan ah.

Hadaba waa kuwee 7 daas Cayaaryahan?

1-Fabio Coentrao- Sporting Lisbon

2- Wojciech Szczęsny- Juventus

3-Lionel Messi- Barcelona

4-Mesut Ozil- Arsenal

5-Jack Wilshere- Arsenal

6-Wayne Rooney- Everton

7-Mario Balotelli- Nice

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com