20-ka Kooxood Ee Mushaharka Badan Qaarada Yurub

Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa soo saaray Liiska 20-ka Naadi ee mushaharka ugu badan bixiyay sanadkii 2017.

Real Madrid aya hogaaminaysa Liiska kooxaha ugu mushaharka ugu badan bixiyay iyaga oo xiddigahooda ka qataan lacag dhan 358.72 milyan euro.

kaalinta 2-aad ku jirta Barcelona oo iyada xiddigahayda siiyay lacag dhan 333.98 milay euro.

8 koox ka mid ah 20-ka kooxood ee ugu mushaarka badan waxay ka ciyaaran horyaalka Premier League.
Dhanka kale horyaalka La Liga ka ciyaaraan kaliya 3 kooxood kuwaas oo kala ah Barcelona , Atletico Madrid iyo Real Madrid.

Man City, Man United, Liverpool, Chelsea, Arsenal, Tottenham, Crystal Palace, Leicester City iyo Southampton ayaa ka soo baxay Horyaalka premier League.

Sidoo kale kooxaha Serie A-da ayaa kujira kooxaha Juventus, Inter Milan, Roma iyo Ac Milan halka halka kooxaha Germany kaga jiraan 3 kooxood.

 Kooxaha ugu badan ee Mushaharka  bixiya: