5-taCayaaryahan ee ugu fiicnaa Premier League Todobaadkaan

Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo Sawirada shanti Cayaaryahan ee ahaa kuwii ugu fiicnaa Todobaadkii 29 aad ee Horyaalka Premier League dalka England kuwaas oo qiimeyn lagu sameeyey Noqdey Xiddigihii qabtay shaqadii ugu fiicneyd.

5. Bernando Silva- Manchester City

4. Lewis Dunk- Brighton

3. Nemanja Matic- Manchester United

2. Sadio Mane- Liverpool

1. Son Heung-Min- Tottenham

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com