7 Cayaaryahan oo ay qalad ahayd in uu iska diro Sir Alex Ferguson

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaasheena sharafta badanoow Magacayada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo laysku raacay in uu ku qaldamay Macalinkii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson  kuwaas oo uu iska diray isaga oo aan ka fiirsan sidoo kalana uu ka shalaayey.

Hadaba waa kuwee 7 daas Cayaaryahan?

7. Carlos Tévez

6. Gerard Pique

5. Jaap Stam

4. David Beckham

3. Diego Forlán

2. Paul Pogba

1. Cristiano Ronaldo

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com