7-Ciyaartoy oo qeyb ka ahaa xulka qaranka soomaaliya ayaa laga soo reebay safarka zimbabwe

Toddobo ciyaartoy oo qeyb ka ahaa xulka qaranka soomaaliya ayaa laga soo reebay safarka ay tageeen ciyaartoyda xulka qaranka soomaaliya dalka zimbabwe, kulanka labaad oo halkaas ka dhici doono 10-ka bishan

Ciyaartaoyda laga soo reebay safarka xulka qaranka soomaaliya ayaa kala ah Abaas Bashir (Goal Haye Midnimo), Sulman Zaluu (Daafac Heegan), Ali Cade (Daafac Horseed), Ali yare   (Qad Dhexe Mcc), Hasan Saantos (Qad dhexe mcc), Mayman  (Weerar Horseed), Mahad Shiine (weerar Ll pp Jenyo).