AC Milan oo guul muhiim ah ka gaartay Cagliar

AC Milan ayaa guul ka gaartay kooxda  Cagliar ka dib markii 3-0 ugu badisay

AC Milan ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta 4-aad Serie A-da Talyaaniga.

Milan ayaa 11-darbo ku riday naadiga Cagliari waa darbooyinkii ugu badnaa kooxdan riddo tan iyo markii uu Gattusso hogaankeeda la wareegay.

Paqueta wuxuu noqday Brazilian-ka ugu horeeyay ee Milan khadka dhexe uga cayaaro ee Serie A-da gool dhaliyo tan iyo Kaka oo Maarso 2014 ka dhaliyay naadiga Chievo. Krzysztof Piątek sedexda kulan AC Milan lagu soo bilaabay kulan walbo gool ayuu dhalinayaa.

Image result for ac milan vs  Cagliari

Image result for ac milan vs  Cagliari

Image result for ac milan vs  Cagliari

Image result for ac milan vs  Cagliari