Andrés Iniesta Goorma Ayuu Ku Dhawaaqayaa Bixid Ama Joogis

Xiddiga Qadka dhexe kooxda kubada cagta ee Barcelona ee Andrés Iniesta ayaa xusay in kooxdiisa ay muujiyeen in ay mudan yihiin guul ay ka gaareen kooxda Chelsea , waxa uuna arintaas sheegay ka dib kulankii ay Champion-ka kaga reebeen kooxdaas dalka Ingiriiska ee  .Chelsea

Mar wax laga weydiiyay Messi ayuu Andrés Iniesta yiri ” waa mucjiso , kullan waliba raad ayuu kaga tagaa , waa alle mahadii in Barca ay haysato Messi , waxa uu inoo dhaweeya mar waliba guulo iyo koobab”

Andrés Iniesta waxa uu kale uu ka hadlay mustaqbalkiisa kooxdaas ” go` aankeyga sii joogitaanka Barcelona ama ka tagistaba waxaan ka hadlayaa marka aan kooxda la soo hadlo marka hore”

” Ka hor 30- April wax waliba waa kala cadanaayaan , laba arin ayaa haatan i hor taal oo ah in aan baxo ama in aan tago”ayuu sii raaciyay qabiirkaas qadka dhexe. barcelona ee Andrés Iniesta

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com