Anthony Martial ayey u badantahay inuu ka tago kooxda Man united maxaa u,sabab ah

Xiddiga weerarka Anthony Martial ayey u badantahay inuu ka tago Man united xagaaga dambe mahan dooqa jose Mourinho hadana booskisa waxaa ka cayaaro Alex  Sanchez oo ah Cayaartoyda oo Mourinho  jecelyahay qaab cayaareedkooda.

Waxana sii dheer Man united ma soo iibsan doonto werar garab ah ilaa ay dirto werar kale oo garab ah sidaas awgeed Martial ayey u badanthay inuu baxo Rashfrod waa England hadana Academy sii ah haduu Martial baxo waxeey kooxda keensan doonta garab 7 ah oo hada ka maqan kooxda Man united .

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com