Arsenal oo shaacisay lambarka uu xiran doono goolhaye Bernd Leno iyo sababta uu u dooqday lambarkaas oo la ogaaday!

Arsenal ayaa maanta taageerayaasha u soo bandhigtay lambarka uu xiran doono goolhaye Bernd Leno oo dhawaan ay la wareegtay

Gunners ayaa xaqiijisay in goolhaye Bernd Leno uu kooxda u xiran doono lambar “19” kadib markii uu ku soo biiray suuqa xaggaagan

Image result for bernd leno arsenal

Goolhaye Bernd Leno ayaa laba sabab darteed u dooqday inuu xirto lambarkaan waxayna kala yihiin isaga oo ku biiray Arsenal 19-June-2018

Sababta labaad ayaa ah inuu u cayaaray kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisii hore ee Bayer Leverkusen isaga oo ah 19-jir

Related image

 

Bernd Leno ayaa la qiyaasayaa inuu noqon doono goolhayaha koowaad ee kooxda Arsenal xili cayaareedka cusub

Image result for bernd leno arsenal

 

Related image