Aston Villa iyo Fulham oo kulan bug bax ah wada cayaarayo iyo John Terry oo qarka u Saaran in ——————

Naadiyaasha Fulham iyo Aston Villa ayaa midkood lahubaa in ay ku soo laaban doonto Horyaalka premier league kadib markii ay isugu yimaadeen Cayaarta bog baxda ah ee loogu soo gudbi doono horyaalka heerka koowaad ee premier league

kooxda  Aston Villa ayaa xaqiijisey in ay Fulham ladheeli doonaan kadib markii kulankii lugta labaad ee ay garoonkeeda ku Cayaartay Middlesbrough uu ku dhamaaday bareejo 0-0 iyaga oo kulankiii lugta hore ku soo badiyey 1-0

Xiddigii hore ee kooxda Chelsea John Terry  ayaa Hogaaminaya naadiga  Aston Villa isaga oo qarka u saaran in uu ku soo laabto Horyaalka heerka koowaad  hadii ay ka badiyaan Fulham oo ay wada dheeli doonaan kulan kala bax ah