Atletico Madrid Vs Real Madrid -Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay…

Kooxda Atletico Madrid marti galin doonta kooxda  Real Madrid  horyaalka La Liga.

Kooxaha dariska  ah ayaa ku dagaalami doona kaalinta 2-aad ee kala saraynta horyaalka La Liga iyada oo Atletico Madrid haatan ku jirto kaalinta 2-aad.

Kooxda Los Blancos ayaa kulanka soo galays iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guushooda kulamadii ugu dambeeyay.

Sidoo  kale Atletico Madrid aya kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib guuldaradii soo gaarat todobaadkii hore.

Kulanka: Atletico Madrid Vs Real Madrid

Tartanka: La Liga

Wakhtiga: 6:15 Galabnimo

Garoonka: Wanda Metropolitano