Banaadir oo maanta soo bandhigtay Cayaartoyda Cusub

waxaa maanta kooxada kubada cagtaee Banadir_Sports_Club soo gaaray cayaaryahano cusub kuwaas oo qeyb ka noqon doono xidigaha uu macalinka ku shar tagi doono wareega labaad ee horyaalka iminka socdo ee 2017-2018 kooxda waxaa horyaalo shaqo adag taas oo ah ineey sanadkaan horyaalka ku guuleeystaan waxayna rajeda ugu wayn oo xiddigaha cusub loo keenay ay tahay guula wax ku ool ah iyo koobab badan oo ku guulaysto kooxda Banadir_Sports_Club

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and stripes

Image may contain: 2 people, people smiling, people playing sports and outdoor

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com