Banaadir sports club oo lasoo wareegtay Afar cayaaryahan

Kooxad kubada cagta ee Banadir sports club ayaa heshiisyo la saxiixatay Afar cayaariyahan oo kala ah
jamaal skaka sila Qadka dhexe
Abubakara Abdalla Qadka Dhexe
Anas Leroy Samual weerar iyo Garab
Waxay ka soo jeedaan wadanka kenya
halka cayaaryahanka kale uu yahay laacibkii hore ee  kooxaha
Elman iyo llpp Jeenyo
Xamza maxamed muqtar Xamzinho

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com