Cajiib: Mohamed Salah oo Markii Labaad loo Magacaabay Boqorka Africa

Xiddiga liverbool iyo xulka Masar ee Mohamed Salah ayaa loo caleemo saaray boqorka qaarada Africa markii 2-aad oo xiriir ah sanadka 2018 isaga oo ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican Africa.

Mohamed Salah ayaa sii wada ku guulaysiga abaalmarinaha shaqsiga ah tan ilaa markii uu xirtay maaliyada kooxda Liverpool xagaagii 2017.

Xiddiga 26 jirka dalka Masar ayaa markii 2-aad oo xiriir ah ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican qaarada Africa kadib markii uu ku garaacay xiddigaha Mane Iyo Aubameyang.

Kadib markii la gudoonsiiyay abaalmarinta Mohamed salah, Mane iyo Aubameyang iyo waliba dad kale oo joogay masraxii abaalmarinta ayaa si cajiib ah qoob ka ciyaar jaanta isla helay

Related image

Related image

Image result for Mohamed Salah africa besta player2019

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing