Cayaartoyda u Tartamaysa kabaha dahabka iyo dhibcaha ay haystaan

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Cayaratoyda ka Cayaarta shanta Horyaal ee ugu saraysa qaarada yurub ee xiligaan ku tartamaysa kabta dahabka ah waxaana Xiddigahaan aan xiligaan ku jirin Ronaldo oo aan in ta badan kahari jirin.

Horyaalada England Spain Talyaaniga Jarmalka iyo France Cayaaryahankii Gool dhaliya waxa uu helayaa 2 dhibcood halka Horyaalka Portugal uu helayo dhibic iyo bar.

Hadaba waa kuwee Xiddigaha ku tartamaya kabta dahabka ah Xili Cayaareedkaan?

Golden Shoe rankings

  1. Cavani (PSG) 24 goals (48 points)
  2. Messi (Barcelona) 24 goals (48 points)
  3. Salah (Liverpool) 24 goals (48 points)
  4. Kane (Tottenham) 24 goals (48 points)
  5. Immobile (Lazio) 23 goals (46 points)
  6. Jonas (Benfica) 30 goals (45 points)
  7. Aguero (Manchester City) 21 goals (42 points)
  8. Neymar (Paris Saint Germain) 20 goals (40 points)
  9. Luis Suarez (Barcelona) 20 goals (40 points)
  10. Lewandowski (Bayern) 20 goals (40 points)

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com