Cayaaryahan ka tirsan Xulka Qaranka Somaliya Dhaawac Kaga Baxay Wali Lama Xaqiijin Intuu Maqnaanayo

Mahad Hussein Basey ayaa Towbarka Xulka Qaranka Somaliya Dhaawac Kaga Baxay ilaa Hada Lama Xaqiijin Inuu Maqnaanayo Kulanka Xulka Somaliya ay La Yeelanayaan Xulka Eletariya

Lkn waxaa La Xaqiijiyey In Muddo Labo Todobaad Garoomada Uu Ka Maqnaanayo Macalin Salaad Macalinka Xulka ayaana Heysto Dooqyo Kale Oo Qadka Dhexe ah Sida Ali Ýàre Muqdisho City Clup ah Ibraahim Resta Oo Horseed ah iyo Kuwa Kale

Mahad Hussein Basey Waxa Uu Xulka Qaranka Ka Socokow Ka Tirsan Yahay Koxda Heegaan

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, grass and outdoor

W/Q: Daariq Cali Macow