Cayaaryahan lala’yahay’Masiibo kale oo kubada cagta ka dhacday

.

Xiddiga weerarka ee Emiliano Sala oo ay soo iibsatay kooxda Cardif ayaa ka soo duulay France isagoo ku soo wajahnaa Horyaalka England’Laakiin Diyaaradii uu soo raacay waala waayay’waxaa loo badinayaa iney bur burtay’saaxibadii ayuu soo macsalaameeyay maadaama uu ka tagayo laakiin tii Aduunyada uu kaga tagay ayey noqotay

Booliska Guernsey ayaa sheegay in aysan jirin wax raadad ah oo ku aadan duulimaadkii saxiixa Cardiff ayna hakisay baadhitaanka habeenkii.

Image result for Emiliano Sala: Search for Cardiff City FC player's plane suspended

Image result for Emiliano Sala

“ma jiraan wax calaamado ah oo aan ka helnay dulimaadka,” saraakiisha ayaa sidaa ku shaaciyay bogga Twitter-ka.

“haddii ay ku dhacday dhulka biyaha, fursada baadi goobka wuu sii socon lahaa, nasiib daro, waa mid yar.”

Boqolaal taageerayaala ayaa isugu soo baxay Place Royale, halkaa oo ay ugu baroor diiqeen xiddiga la la’yahay ee Sala iyo duuliyihii diyaarada.

Image result for Emiliano Sala: Search for Cardiff City FC player's plane suspended