Chelsea ayaa kusoo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee …….

Kooxda Chelsea ayaa kusoo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Nice Jean-Seri, sida ay ku warameyso The Mirror.

Xiddiga 26 jirkaan ayaa dhawaan wadahadalo la yeeshay kooxa  Arsenal, kaasoo sidoo kale isku dayay inuu xagaagii hore u dhaqaaqo kooxda Barcelona.

Haatan waxay u muuqataa Seri, in lagu burburin karo qandaraaskiisa ku dhawaad ​​40 milyan oo euros isla markaas waxaa laga yaabaa xagaaga soo socdo inuu u dhaqaaqo  garoonka Stamford Bridge.

Lkn  Arsenal ayaa wadahadalo  kula jirta  oo  dagaal kala kulmaysaa koooxda a Chelsea

Image may contain: 1 person