Chelsea Iyo Valencia Oo U Soo Baxay Wareega 16ka Champions League Iyo Ajax Oo Afka Ciida Loo Daray

Chelse ayaa guul ay u mudnaayeen waxa ay ka gareen kooxda Lille oo marti ugu aheyd kulan ka tirsna wareegga ugu dambeeya ee marxaladda Group-yada Champion-ka

Image result for chelsea 2-1 lille

Chelsea ayaa soo bandhigtay cayaar qurxoon oo ay kalsooni dheereyd , waxa ayna goolasha yimaadeen daqiiqadihii 19-aad iyo 35-aad waxaana kala saxiixay Tammy Abraham iyo Cesar Azpilicuet halka goolka Lille uu yimid daqiiqaddii 78-aad

Image result for chelsea 2-1 lille

Kooxda reer France waxaa ku adkaa in kubadda ay gaarsiiyaan aga gaarka goosha

Dhamaadkii cayaarta kooxda reer France waxa ay heleen gool qaladkiisa ay lahaayeen dafaca Chelsesa waxaana daqiiqaddii 78-aad ka dhaliyay xiddigoodi hore ee Loic Remy

Image result for chelsea 2-1 lille

Chelsea ayaa fursado iska qasaariyeen , waxa ayna cayaarta ku dhamaatay 2-1 oo ay gusha ku racday Chelsea kuwaasi oo haatan iska xaadirisay wareegag 16-ka Champion-ka

Image result for chelsea 2-1 lille

Dhanka kale Valkencia ayaa soo baxday iyana wax ayan reebeen Ajax oo ay ku garaaceen hal gool oo nadiif ah xilli Valencia daqiiqadii 90-aad kaarka cas laga siiyay Gabriel Paulista

Image result for ajax 0-1 valen

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com