Ciyaartooyda Xulka Oo Loo Dalbay Qalab Casri Ah Oo “GYM”

Xiddiga Xulka soomaaliya Ocean Stars  Oo Dalbay Qab Casri Ah  GYM Madaxda Xiriirka Kubadda cagta dalka ayaa wada da’daal horomarinta waxaana ciyaartooyda Xulka Qaranka loo dhisay Xarun lagu dhiso jirkooda ee loo yaqaano “GYM” Waxaana iminka Xiriirka uu soo wadaa qalab casri ah oo wax  badan ka dabalooli kara baahida ay qabaan xidigaha Xulkeena ee Ocean Stars.

“Waa gabo gabo xarunta lagu tala galay jir dhiska ciyaartooyda Xulka,waxaana rajaynaynaa in aan dhawaan keeno qalab casri oo qaali ah” ayuu ku waramay guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com