Cristiano Ronaldo oo afar kooxood waa wayn ka Goolal badanyahay

Weeraryahanka 33 sano jirka ah ee  Real Madrid iyo xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey Goolal aad u fara badan intii lagu guda jirey Sanadkaan bilaawga ah ee 2018 Waxaana uu dhaliyey 21 Gool 13 Cayaarood oo uu saftay isaga oo ka Goolal badan kooxo waa weyn oo dhaliyey Goolal ka yar inta uu Saxiixay Ronaldo.

Hadaba waa kuwee kooxaha uu ka Goolal badanyahay Cristiano Ronaldo sidii uu u bilaawday Sanadkaan 2018?

5. Chelsea- 14 Goals

Image result for antonio conte

Borussia Dortmund- 15 Goals

Image result for coach Borussia Dortmund- 15 Goals

 Arsenal- 17 Goals

Image result for arsene wenger

AC Milan- 17 Goals

Related image

Manchester United- 17 Goals

Image result for Manchester United- 17 Goals

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com