Cristiano Ronaldo Oo U Dhaliyay Goolkiisii Ugu Horeeyay Juventus

Wargayska La Gazzetta dello Sport Ayaa sheegay in Xiddiga Cusub ee Cristaino Ronaldo Dhaliyay Goolkiisii ugu horeeyay ee Kooxda Juventus kadib markii uu kooxda ku soo biiray.

Xiddigaha Ronaldo,Bentancur,Bonnuci,Dybala,Costa iyo Cuadrado ayaa ka qayb qaatay kulan 6 xiddig ah oo ay la ciyaareen kooxda Juventus ee da,doodu tahay 23 jirada ee horyaalka heerka 3-aad.

Ronaldo ayaa dhaliyay gool rikoodhe ah halka xiddigaha Cuadrado iyo Dybala ay sidoo kale dhaliyeen kulankaas oo ka dhacay garoonka tababarka Juventus

Image result for Ronaldo

Image result for Ronaldo

Image result for Ronaldo,Bentancur,Bonucci,Dybala,Costa and Cuadrado

Image result for Ronaldo,Bentancur,Bonucci,Dybala,Costa and Cuadrado

Image result for  Ronaldo,Bentancur,Bonnuci,Dybala,Costa  and Cuadrado