Daafaca kooxda PSG ee Marquinhos ayaa codsi udiray Xiddiga Neymar Maxay tahay Sababta

Xiddiga kooxda kubada cagta PSG  ee Neymar  ayaa warar soo baxaya  inuu ka tagayo  kooxdiisa PSG oo uu ku biirayo kooxda kadhisan horyaalka  dalak spain ee Real Madrid  Dhanka kale Daafaca xulka Brazile ee .Marquinhos ayaa sheegay inuu ka codsaday Neymar inuusan ka tagin PSG kadib markii laga reebay Champions league. Durba PSG wal wal ayuu ku bilaaway laacibka ugu qaalisan aduunka Neymar

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com