Daawo: Gool-kii ugu cajiibsanaa kulankii dhexmaray Kooxaha Inter Milan iyo AC Milan

Laacib Sports : Ciyaarta loo yaqaano Derby della Madonnina ayaa xalay dhexmaray labada kooxood ee dariska ah, AC Milan iyo Inter Milan, waxaana soo laabasho sameysay Naadiga Inter Milan oo gurigeeda lagu ciyaarayay.

Waa kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A, Kooxda Inter Milan ayaana ka soo laabtay labo gool oo lagala horamaray, iyadoo ay ku adkaatay 4-2.

DAAWO Goolasha

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com