Deg-Deg: Dhaxal Sugaha Saudi Arabia Oo Iibsanaya Man United

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Muxamed bin Salman ayaa doonayo inuu iibsado kooxda Manchester United wuxuuna miiska saaray lacag dhan 3.8 Billion.

Mohamed Bin Salman ayaa doonayo inuu kooxda Milkiyadeeda la wareego kahor bilowga xili ciyaareedka cusub.