DEG-DEG: Garsoorayashii ku dhawaaqay iney shaqo joojin sameyen oo soo saaray War Saxaafadeed

Saddex Garsoore oo kamid ah garoorayaasha ugu caansan dalka Somali ayaa ku dhawaaqey shaqo joojin iyagoo sheegay in shaqo joojintoodu ku timid cadaalad daro ay sheegeen in lagula dhaqmey.

Garsoorayaasha Shaqo joojinta ku dhaqaaqey ayaa kala ah 1) garsoore Suleymaan bashiir 2) Garsoore Mohamed Nuur Muhidiin (Somali) 3) Garsoore Mahad Cali Maxamuud(Gentalman)
Halkaan Ka Aqriso War Saxafadeedka Ay soo sareyn

Horay waxaan uqaadaynay Go’aan ahaa shaqo joojin una aragnay in xal aytahay.

Balse markaan aragnay Baaqyada inooga imaanaya Bulshada sportska qeebaheeda Kala duwan inaguna aan Dib isugu laabanay waxaan inala Qurux badnaatay in arinkaa uusan xiligan Haboonayn.

In umada looshaqeeyana ay tahay Muhiim .
Sportska somaliyana Hor umarintiisa waajib inaga saaran yahay xaaladkasta oo lagu jiro.
Hadaba xskc iyo intii kadamqatay arinkaas waan ka raali Galinaynaa.

waxaana Diyaar unahay inaan qaadano Go’aankasta oo wax dhisaya kana yimaada Xskc.

W\Q:Cabdifitaax Nani