DEG DEG: Isku Aadka Tartanka General Daaúud Oo La Soo Saaray

Waxaa maanta la sameyay isku aadka tartanka ugu xiisaha badan ee koobka General Daaúud iyado isku aadkan uu ka soo baxay kulamo aad u adag.
Group- B ayaa ah kan ugu adag ee tartankan waxaana ku jira kooxaha Dekedda, Elman, Banadir Sports Club iyo Bariga Dhexe, waana Group-ka isha lago haayo.
Tartankan ayaa bilwaan doona 10-ka bisha October ee sanadkan.
Hadaba Hoos Ka Eeg Isku Aadka Tartanka General Daaúud:
Group-A:
Jeenyo
Saxafi
Horseed fc
Jamhuuriya/Badbaado
Group- B
Dekedda fc
Elman Fc
Banadir Sports Club
Bariga Dhexe
Group- C
Gaadiidka
Heegan Fc
Midnimo Fc
Madbacada Fc
Group-D
Radsan S,C
Muqdisho United
Geeska Africa

No automatic alt text available.

W/Q:Cabdifattaax Cabdirashiid (Naani)