DEG-DEG: Macalin Yuu Cali Oo Ku Dhawaaqay Shaxda Rasmiga Kulanka Daqiiqado kadib ay Dheeli Doonan

DEG DEG: Macalin Yuu Cali Oo Ku Dhawaaqay Shaxda Rasmiga Kulanka Daqiiqado kadib ay La Dheeli Doonan Kooxda Singida United, xili Is badal weyn uu ku sameyay safka hore.

Kooxda kubadda cagta ee Dekedda ayaa goor dhaw kullan xiiso badan la ciyaari doonta naadiga reer Tanzania ee Singida United.
Macalin Yuu Cali ayaa ku dhawaaqay 11- Xidig ee garoonka u soo gali doona isago is badal weyn uu ku sameyay safkiisa kulankan.
GOOLHAYE:
Saciid Aweys Cali
DAAFACYADA:
Xasan Afgooye, Sid Cali Baana, Idirs Aamiin, Bile Bashiir.
KHADKA DHEXE:
Cabaas Aamiin, Daa’uud Tubaal, Nuuraani, Ibra
WEERARKA:
Mustaf Iyo Raymond
Si kastaba Shaxda waxaa laga badalay Goolhaye Mustaf oo kulankii hore ku soo bilaawday ayaa kulankan keyd ah halka Baanoow oo dhaawac ku seegaya kulankan.

W/Q:Cabdifitaax Nani