DEG-DEG:Los Angeles Galaxy ayaa si rasmi ah u shaacisay Saxiixa Zlatan Ibrahimovic

Kooxda kubada Cagta Los Angeles Galaxy ayaa si rasmi ah ugu shaacisay heshiis ay lagaareen Weeraryaahnkii hore ee Manchester United Zlatan Ibrahimovic kaas oo dhawaan lakansalay heshiiskii uu kula joogey Naadiga dalka England.

Zlatan Ibrahimovic  ayaa lacadeeyey in uu heshiis 2 Sano ah kaas oo uu Xili cayaareedkii ku qaadan doono aduun lacageed gaaraya £1million iyaga oo soo bandhigay Sawirkii u horeeyey Xiddiga dalka Sweden ii wata Finaanada Naadigooda.

Cayaaryahan Zlatan Ibrahimovic ayaa ku fashilmay xili Cayaareedkaan in uu wax saameyn ah ku yeesho kooxda Manchester United waxaana hareeyey dhaawacyo ku soo laa laabtay sidaa daraadeed ayaa loo kansalay heshiiskiisa uguna biiray kooxda  Los Angeles Galaxy  ee dalka Maraykanka.

Appearances – 53

Goals – 29

Assists – 10

Trophies won:

League Cup

Europa League

Related image

Image result for Zlatan Ibrahimovic  Los Angeles Galaxy

Image result for Zlatan Ibrahimovic  Los Angeles Galaxy

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com