DEG-DEG:Santiago Solari Oo Soo Saaray liiska uu Kaga Hor Tagi Doono Real Sociedad

Macalinka Real Madrid ee Santiago Solari ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor iman doono kooxda Real Sociedad kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Hadaba halka  Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha lasoo Saaray:

No photo description available.