DEG-DEG:Xiriirka Kubada Cagta Spain Oo Shaqada Ka Cayriyay Julen Lopetegui

Xiriirka kubad Cagta Spain ayaa si Rasmi ah shaqada uga cayriyay tababaraha xulka spain ee Julen Lopetegui labo maalin ka hor koobka Aduunka,ee ka dhacaya dalka Russia waxaana ku dhawaaqday kooxda Real Madrid. in uu yahay macalinka cusub  waxaa uuna  shaqada qaban doona dhamaadka koobka adduunka.

 

Image may contain: 1 person, meme and text