Degmada Hilwaa Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Degmada Wadajir

Dagmada Hilwaa Oo Ka Mid ah 17 Dagmo Ee ka Qeyb Galaya Tartanka ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banadir Ayaa Soo Bandhigtay Ciyaaar Wanaagsan Walow Ee Guul Gaareen iyagoo Guusha Ka Helay Dagmada Wadajir Uu Hogaamiya Xasan Cali Roople Babaay

Sanadii hore Dagmada Hilwaa Waxee Iskga Hartay heerka Groupyada Balse Sanadkan Waa Kuwa Kalsooni Weyn Ka Qabo in Ee Tartank Ku Guuleystaan

Gidoomiyaha Sportska Dagnada Hilwaa Ismaciil Dilee Ayaa Horay Dagmadaan Usoo Noqday Kabtan Maadama Uu Hadaan Ka Mid yahay Maamulka Dagmada

2 Ciyaar Yahan Oo Qeyb Ka Ahaay Sanadii hore Dagmad Hilwaa Oo Ka soo Horjeeday Iyagoo Safka Wadajir Ka Tirsanaa Kuwaa Oo Lagu Magcaaabo Abdifitaax Gaarshe Fooryaaye Iyo Axmed Evra

Ugu Danbeyn Degmada Hilwaa Ayaa 1-0 Uga adkaatay Dhigaado Wadajir Xili Goalka Quraa Dhaliyay Shariif Abdi Oo Ka Ciyaara Weerarka
Siwalbo Dagmada Hilwaa Waxaa Ka soo Baxay Ciyaartoy Aad U wanaagsan Kuwaa Oo Hadaan U Ciyaara Kooxaha Ka Dhisan Gudaha dalka soomaaliya.

 

W/Q:Caraawi Zuper Uni Emry