Degmada Shangaani Oo Guul Ka Gaartay Dhigooda Degmada Hilwaa

Kulan xiisa leh ayaa Degmooyinka kala ah Degmada Shangan iyo Degmada Hilwaa ku dhax maray Garoonka Eng Yariisow Stedium

Ugu Danbeyn Degmada Shangani Ayaa Rigoorayaal 4-3 Ugu Adkaatay Dhigooda Degmada Hilwaa Balse Ciyaarta 80 Daqiiqo Waxee ku soo Dhamaatay Bar Baro 2-2

Goolhayaha Kepa Tahliil Hasan Ali oo Ka Tirsan Degmada Shangani Ayaa Ahaa Goal Haaye Caajib ah Xili Uu Badbaadiyay 2 Rigoore oo Halis Ah

Siwalba Degmada Shangani Sandii 2aad Oo Xariir ah Ayee Gaareysaa Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banaadir

Maamulka Degmada Shangani Ayaa Umahad Celiyay Macalinka Degmada Mahad iyo Ciyaartoyda Degmada Shangani

Shangani Iyo Waberi Sema Finaalaha Tartanka Degmoyinka Maalinta Khamiista ah wada cayaaraya

Image may contain: 1 person, text