Degmada Waaberi ayaa marki shanaad oo xiriir ah ugu dubtayTartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banaadir??

Degmada Waberi Oo Sii Wadata Rikoorka Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banaadir Ayaa Guul Ka Gaartay Dhigooda Degmada Yaqshid

Ciyaar Ee Jamahir Fara Badan ee ku Qanceyn Ayaa Goordhaw Ka soo Dhamaatay Garoonka Eng Yariisow Stedium Kulan Ciyaaredka waxa U udhaxeyay Degmoyinka Yaqshid Iyo Degmada Waberi

Degmada Waberi ayaa Markeeedi 4aad Guuleysatay Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Sanadaan Halka Degmada Yaqshid Ee la Kulantay Guul Daradii Ugu Horeysay Tartanka

Gidoomiyaha Sportska Degmada Waberi Mahad Maxmuud Ahmed oo ku magac Dheer Boorow Waa Gidoomiye Shaqo Bdn Waana Sababta Dagmada Waberi Ee Tahay Sanad Walpo Kuwa Aad u Ficaan Kubadooda Neh laga Baqo

Ugu Danbeyn Ciyaaarta Ayaa Ku soo Idlaatay 1-0 Ee Guusha Ku Raacday Degamada Waberi Waxeena Goalka kaga Mahad Celinayaan Ciyaar yahaan Osmaan Bashiir Aadan

Siwalba Degmad Waberi Waxee Usoo Gudbeen Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka