Dhamaan Kulamada Champions League Ee Caawa Iyo Saacada Geeska Africa

Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la cayaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelayana waxaa ka mid ah Real Madrid, Juventus, Manchester City, Bayern Munich, Tottenham iyo PSG.

Real Madrid ayaa soo dhoweynaysa kooxda Galatasaray, Kooxda Bayern Munich ayaa qaabilaysa Olympiacos, halka Manchester City ay booqanayso naadiga reer Talyaani ee Atalanta

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa dhankeeda booqanaysa Lokomotiv Moscow caawa

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga cayaarayo tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

GROUP A
Paris Saint-Germain vs Club Brugge 11:00 Habeennimo
Real Madrid vs Galatasaray 11:00 Habeennimo

Image result for champions league  today

GROUP B

FC Bayern München vs Olympiacos 11:00 Habeennimo

FK Crvena Zvezda vs Tottenham Hotspur 11:00 Habeennimo

GROUP C

Atalanta vs Manchester City 11:00 Habeennimo

Dinamo Zagreb vs Shakhtar Donetsk 11:00 Habeennimo

GROUP D

Lokomotiv Moscow vs Juventus 08:55 habeennimo

Image result for champions league  today

Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid 11:00 Habeennimo

 Dhinaca kale kulan ka tirsan Guruubka F ee tartanka Europa League ayaa caawa la cayaarayaa iyadoo kulankii ay cayaari lahayd Arsenal habeen dambe loo soo hormariyey oo laga dhigay caawa, waxaana kulankan ay Arsenal booqanayso Vitoria de Guimaraes

Image result for arsenal vs Vitoria

06:50 Maqribnimo Vitoria de Guimaraes vs Arsenal