Dhamaan Kulamada Champions League ee Caawa iyo Saacada Geeska Africa

Caawa waxaa lacayaari doonaa Kulamo aad u xiiso badan oo ku tirsan Koobka UEFA Champions League Gaar ahaan cayaaraha is araga labaad ee Wareegan Gruubyada waxaanan idiin soo gudbin doonaa Cayaar kasta xiliga Geeska Africa ee labaasan doono.

Hadaba Kulamada caawa Champions League iyo Saacadaha Geeska Africa ee mid kasta labaasan doono

Group A October 3

10:00 Atletico Madrid vs  Club Brugge

10:00 Borussia Dortmund vs Monaco

Champions League – Group B October 3

10:00 PSV Eindhoven vs  Inter

10:00 Tottenham Hotspur vs Barcelona

Champions League – Group C October 3

07:55 Paris Saint Germain vs FK Crvena Zvezda

10:00 Napoli vs Liverpool

Champions League – Group D October 3

07:55 Lokomotiv Moscow vs Schalke 04

10:00 Porto vs Galatasaray