Dhammaan Kullamada Caawa Laga Cayaari Doono Champions League-Iyo Saacadaha La Daawan Doono

Waxaa caawa la cayaari doonaa tartan ugu xiisaha badan qaaradda ee UEFA Champions League-ga

Haddaba sidan ayaa loo cayaari doonaa kullamada caawa:

Kullamada Champions League caawa laga cayaarayo iyo saacada la daawan doono.

Group E :

Related image

AEK Athens vs Bayern Munich – 7:55 Caweysnimo

Ajax vs Benfica – 10:00 Caweysnimo

Group F :

Image result for champions League Group f

Hoffenheim vs Lyon – 10:00 Caweysnimo

Shakhtar Donetsk vs Manchester City – 10:00 Caweysnimo

Group G :

Image result for champions League Group G

Real Madrid vs Viktoria Plzen – 10:00 Caweysnimo

Roma vs CSKA Moscow – 10:00 Caweysnimo

Group H:

Image result for champions League Group H

Young Boys vs Valencia – 7:55 Caweysnimo

Manchester United vs Juventus – 10:00 Caweysnimo