Duminta masaajid kuyaalo spain iyo jawaab celintii ka timid laacibka kubada cagta ciyaaro

Duminta masaajid kuyaalo spain iyo jawaab celintii ka timid laacibka kubada cagata ciyaaro oo muslim ah.

Waxey go’ aansatay Shirkad iney iibiso dhulka uu masaajidka kuyaalo maadaama uu heshiiskii dhamaaday lagana ii biyo cid kastoo iibasaneyso.
Arrintaan ayaa murug galisay dadka muslimiinta ahaa ee meesha ku dhaqanaa ayagoon awoodin iney u iibiyaan dhulka masaajidja hadana eysan ka gaarin waqti lacag tabarucaad ah loogu aruuriyo masaajidka

khabarakaan ayaa gaaray laacibka kubada cagta ciyaaro oo lugu magacaabo frederic kanoute kaasoo udheelo kooxda spain ee Sevilla wuxuu dhiibay lacag dhan 700 00 $ si loogu iibiyo dhulka masaajidka .

Waxaa lugu yiri maxaa kugu kalifay in aad lacagtaas oo dhan ku qarash gareyso wuxuu yiri waxaan ahay qof muslim ah nolosheyda waxa ugu muhiimsan waa diinteyda ma doonayo in masaajid lugu cibaadeysanayo la bur buriyo sidaas ayaana ugu iibiyay dhulka masaajidka.

Image may contain: 1 person