Brazil way ka maarmi kartaa Neymar Koobka Adduunka

Brazil ayaa cashar u dhigtay marti galiyayaasha koobka adduunk ee Ruushka kaddib markii ay 3-0 uga adkaadeen cAyaar saaxiibtinimo ay xalay cayaareen

Xiddiga ugu magaca wayn shaxda Samba ee Neymar ayaa aad loo saadaalinayaa inuu taam u noqon doono koobka adduunka ee June la qabanayo kaddib qaliin lagu sameeyay

Balse haddii uu lacala soo noqon waayo xulka Brazil ayaa u muuqda kuwa aan u dhutin doonin maadaama ay Shax xoogan heystaan

EEG SHAXDA:

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com