Elman Vs Waxool -Kulan Adag Qeyb Ka Ah Horyaalka Somali Premier League

Kooxaha Elman iyo Waxool ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir Stadium kullan cayaareed qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League.

Elman kullankii ugu dambeyay waxey guul daro 2-1 kala soo kulantay Naadiga Heegan halka Waxool ay guul daro ka soo gaartay Dekedda.

Kullankii ugu dambeyay ay labadan kooxod isku arkan wajiga hore horyaalka waxaa 4-0 ku adkaatay Naadiga Elman.

Elman ayaa hada ku jirta booska 6-aad ee horyaalka hadii ay galabta badiso waxey fariisan doonta booska 5-aad oo hada ay ku jirto kooxda Batroolka.

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com