falanqeyasha Sky Sports Yaa isku raaacay kooxda badinaysa Manchester United iyo Liverpool

Qabiirada waa wayn Sky Sports ayaa  maanta  kulanka  adag eee Manchester United iyo Liverpool ayaa qaar kamid ah ayaaa Saadaaliyay cayaarta aad loo wada sugayo ee horyaalka Premier League ee dalka Englan. mid walba saadashiisa sida ay latahay ayuu ka dhiib tay kulan labada kooxood ee Manchester United iyo Liverpool

Phil Thompson: 2-2
Paul Merson: 1-1
Charlie Nicholas: 1-1
Matt Le Tissier: 2-2

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com