Falanqeynta : Kullanka Adag ee U Dhaxeeya Kooxaha Madbacada Vs Batroolka

kooxaha Madbacada Iyo Batroolka ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir ee Degmada Cabdicasiis cayaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League

Cayaartan ayaa ah mid aad u xiiso badan waana kullankii 37-aad ee laga dheelayo horyaalka xilli cayaareedkan

kooxda kubadda cagta Batroolka kullankii ugu dambeyay waxey bar baro 1-1 la soo gashay naadiga Banadir Sports Club

Wiilasha Madbacada cayaartii ugu dambeysay waxey guul daro qaraar kala soo kulantay hogaamiyasha horyaalka ee Dekedda

Batroolka ayaa ku jirta kaalinta 7-aad iyado leh 7-dhibcood halka Madbacada ay fadhiso kaalinta 8-aad waxeyna leedhahay 6-dhibcood

OGEYSIIS KULANKA:
Tartanka: Somali Premier League
Kooxaha: Madbacada Vs Batroolka
Garoonka: Banadir Stadium
Saacada: 3:30 pm

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com