Falanqeynta: Liverpool Vs Bournemouth-Liverpool Oo Raadinaysa Ku Soo Laabashada Wadada Guulaha

Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta naadiga Bournemouth kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha dibna ugu soo laabato hogaanka horyaalka premier League kadib laba bar-baro oo xiriir ah.

Sidoo kale kooxda Bournemouth ayaa isha ku haysa guusheedii 3-aad 4-tii kulan ee ugu dambaysay ee horyaalka premier League.

Kulanka: Liverpool Vs Bournemouth

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:00 Galabnimo

Garoonka: Anfield