Falanqeynta: Real Madrid vs Celta Vigo-Zidane Oo Kulankiisii Ugu Horeeyay Hogaaminaya Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta naadiga Celta Vigo kulan ka tirsan horyaalka La Liga 

Tababare Zidane ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Real Madrid isaga oo hogaamin doona Los Blancos kulankiisii ugu horeeyay.

Naadiga Los Blancos oo kaalinta 3-aad ku jirta ayaa doonaysa in ay horyaalka La Liga ku dhamaysato 

Zidane ayaa doonaya in uu guul ku bilowdo xirfadiisa 2-aad ee tababaranimo ee kooxda marka ay kooxdiisu marti galin doonto kooxda Celta Vigo oo ku jirta kaalinta 18-aad.

Kulanka: Real Madrid Vs Celta Vigo

Tartanka: La Liga

Saacda: 6:15 geeska afrika

Garoonka: Santiago Bernabu