Frank Lampard ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay abaalmarinta Macalinka ugu fiican bishii…

Tababaraha Kooxda kubada cagta chelsea ee Frank Lampard ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay abaalmarinta Macalinka ugu fiican bishii October.

Tababare Franka Lampard ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay 3 guul oo cajiib ah asiga oo garaacay kooxaha Newcastle, Southampton iyo Burnley bishana ku dhamaystay guuldaro la’aan.

Tababare Franka Lampard ayaa abaalmarinta ku garaacay tababarayaal kale kuwaas oo laftoodu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah guulana la gaaray kooxohooda.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com