Galabta Dekada haday badiso in Horyaalka ay ugu yaraan difaacan karto sanadkan maxaa sabab ah

Kooxda  Dakada Hadey Galabta badisO Horyaalka waxay ugu yaraan difacan karaan  sanadkan .

Lakiin Waxaa hubaal Ah in galabta Foolka ka Fool isaga hor imaan doonaan Qaar ka mid ah cayaaryahanada ugu wanagsan ee Horyaalka Somaliya .

Hadii aad Dawatid Ama Aad La socotid horyalka Somali Premier legue u kala codeey lixdan qof ee sameynta ku leh cayaarta galabta  ee udhaxeesa kooxaha .Dekada iyo Heegan

Cayaartoyda iska hor imanayo cayaarta galaba waxay kala yahiin

Goolhayaasha kale ah.

Musaf Nakuuja vs Saciid ?

Qadka dhaxe labada xiddiga ee kala ah

Cabdikariin Qubaaye vs Catoosh.?

.Xagga weerarka labada cayaaryahan ee kale ah

Faysal Xaashi vs cabdirisaq Cali maxamed Cabdiyow

W\Q:Mohamed Abdi Mudey

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com