Garsoorayaal Somali ah ayaa garsoori doono kulan u dhaxeeya kooxaha Bidvest wits vs primeiro de Agosto

Garsoorayaal Soomali ah ayaa garsoori doono kulan u dhaxeeya kooxaha kala ah Bidvest wits vs primeiro de Agosto oo ka kala dhisan wadamada South africa iyo Angola.

kulankaan wuxuu ka tirsanyahay Caf champion leag wareegiisa 16-ka lugta hore waxaa 1-0 ku soo badisay kooxda primeiro de Agosto ee dalka Angola.

Garsoorka dhexda ah waa Hassan mohamed hagi (hassan baari) caawiyaha kowaad hamza hagi abdi ) Caawiyaha labaad suleiman bashir sh abdi ) sargaalka Afaraad ( omar abdulqadir artan )

Kulankaan waxa uu ka dhacayaa dalka South africa waxaana si toos ah looga daawan doonaa SS9.

Image may contain: 3 people, people standing, grass, outdoor and nature

Image may contain: 4 people, outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com